Daawo Farxiya Kabayare iyo Cawaale Aadan oo Tartan heeso bilaa Music ahi Dhexmaray iyo Abdijibar khaliiji oo Siidhiwale ka ahaa

fanankaFanaanada caanka ah ee Farxiyo Kabayare oo maalin ka hor gaartay magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay fanaanka weyn ee Cabdijibaar Al Khaliiji iyo fanaanka laga daba dhacay Cawaale Aadan.

Farxiya Kabayare ayaa halkaasi u tagtay Bandhig faneed ay caawa ku qabanayaan iyada iyo labadaasi Fanaan magaalada Edmonton, iyadoo Bandhig faneedkaasi xiisaha badan ay ka qayb galayaan jaaliyadda halkaasi.

Fanaanada Farxiyo Kabayare iyo Cawaale Aadan ayaa isku waabsaday heeso bilaa Music ah, iyadoo heestaan uu si weyn ula dhacay fanaanka weyn Cawaale Aadan.

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply