Daawo filim qoselka ka dhamanayo oo laga sameeyay budhcad faneedka Abdi Goth kaga xamaasho Tvga somali chanel iyo ujeedada ka danbaysa aflagada heesa uu weeraro

Somali badan aya asiwayn uga cadhootay falalka uu ku kaco tvga madaxa banan ee somalichanel kaaso si wayn ay uga biyo diidan bulsho badan oo u aragtay inuu ku tacdiyay kuna dheel dheelay sharaftii fanka somalida, kaaso eeedaha  lo jeedinayaa ay noqdeen maalmahan u danbeeya kuwa cadho xoogan oo loo qaaday barnaamijka usii dayo abdi goth oo isku magacaaba khabiir af somaliga ku xeel dheer.

Isago si badheedha oo aan gabasha lahayn u, aflagaadeeyay xitaa abwaanin waawayn oo af somaliga aan loga daba hadli jirin sida abdiqaadir xirsi yam yam oo isagu geeriyoday alaha u naxariiste.

Aflagaadooyinka iyo weerarka uu tvga somali chanel cadaystay waxa kaso baxay muqaalo doodo xasaasiya iyo weerar aan joogsan tan iyo mudadi uu bilaabay abdi goth sabaaxada heesaha kaaso dagaal afka ahi in badan oo dadka ah iyo fananiinta ahba hawada ku dhex maray

.schanel12 schanel

Hadaba taasi waxay sababtay in laga soo saaro filimkii u horeeyay ee lagu canbaaraynayo tvgaas falalka uu ku kaco ee aysan masuuliyiinta tvgaasina aysan waxba ka qaban marnaba taaso hada isu badashay in laga soo saaro filim cusub oo lagu so bandhigayo sharaf dhaca saxafadeed ee budhcad faneeedka uu abdi goth ka dhex bilaabay qaybaha mediaha oo noqonaysa midaan horey looga baran saxafada in la qaawiyo oo la rifo heeso abwaano in badan oo bulshada ahi magac wayn ku dhex leh hadaba si aad filimka u daawato hoos ka eeg filimkaas.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply