Daawo Film Documentary warbixin aad & Aad u xasaasiya oo laga Diyaariyay Ganacsiga qarson ee suuqyada somali & somaliland Loso dhoofiyo

waa sheeko aad iyo aad u qarsoon waa fal argagax badan iyo masiibo budhcada ganacasatada hoga dhimashada dadka kaaso lagu kala waarido xoogsatada gacmaha suuqa madow ku shaqaysta
waa sheeko dabgalkeedu qaatay in ka badan 4 bilood oo aad dabagalkeedu u halis badnaa
taaso ku wajahan ganacsiga suuqa madow iyo tahriibinta alaabta aan sharciga ahayn kuwaaso noqday mudooyinka danbe mid xoog u faafay gaadhayna in kabadan 144 dal oo africa ah la geeyo wax kastoo muqal u eeg ganacsi sifo khaldan oo hagar daamo badan leh
sanad welba waxa u gaadha in ka badan agabka lageeya halkaas malaayin iyo badh
arintu waxay dhabarka ku haysata ganacsatada ka bayac mushtarta aalado aad iyo aad u ha

al3 al4 al7 ALAAAB2 alaaab6 alaaabtA alaaabty5lis badan waxyeelo aan laga soo kabsan karina u

gaysan karta nolosha qofka bini aaadamka kuwaaso u baahan fiijignaan iyo la socod aad u heegan ah si loo xafido caafimaadka iyo nolosha aadamaha lagu qiyaamayn karo wuxuusan ogayn ee ka war qabin
Nooc kastoo halkan yaala dhamaan waa kuwa wada foojari ah shadhadhka suumanka sacadaha dhamaan waxa ku qoran magacyo shirkadaha caanka ah ee waawayn wase dhamaan ay yahiin kuwa dusha laga huwiyay si sharci daro ah sifo qarsoon iyo suuq madow oo iga gee ah
wax kasta la iibiya waa nooc foojari ah arinta layaabka leh wuxuu yahay africa heerkululka xaraarada kulaylku wuxuu ku dhawaado 60 waa arin is wadiin mudan waxa mudo 10 cishana lagu haya gudaha dekadaha balse lama oga samaynta ka imaankarta caafimaad ahaaan alaabta qaarkood oo ay manuuc tahay in mudo 48 saac ka yar in meel heer kul noocasa leh lagu hayo
dadka cuni doona raashinka noocaas ah cidna ma oga waxa ku imaan doona cafimad kooda
sharaabka waxa ka dhasha bakeeriya sababi karta in qofku ku xanuunsado xanuun aan lahayn xal iyo maarayn
agabka electaroonika ee mucamalka ahi waxay gaysan karaan halaag aan laga so waaqsan karin cadaro creemada la marsado ee la isku qurxiya waxay keenayaan xasaasiyad iyo cuduro dhalan roga muqaalka haraga jidhka
xitaa fur furka gadiidka mucmalka ahi dhamaantood hadii laga eego dhinaca adkaysiga difaaca intuba waa kuwa aan ahayn wax jira oo mustaqbel leh xitaa mishiinada ama matoorka mucmalka ahi dhamaan waakuwa sameya dhibaato waxyeelo halis badan oo si fudud u galaafta malaayin dad ah
kiristoov wuxuu halkan ka shaqaynayay mudo ka badan 30 sano xaaladan oo kalena waa marki ugu horaysay ee uu lakulmo sanadahan suuq alaabta madow ee aan asal iyo sharciyad sax ah aan haysan sanadahan ugu danbeeyay waxay noqotay mashruucani mid gabi ahaanba qarqiyay suuqyada
alaaabta musawirka ah ama mucmalka ahi waxay sababi karaan inay ku disho ama aad kala kulanto dhawac halis badan
tani wa dawo waxa mihiim ahayd inay si gaara loo xafido oo gacanta ugu jirto uun cid ku takhasuus leh dawooyinka sidan lo soo dhoofiyana wa kuwa aan sharci iyo aqooon toona midna aan lahayn waana dhab inay dhamaan yahiin kuwa khatartooda leh
dawooyinka aan helnay waxay ka badan yahiin intaan helnay sacadaha iyo cadarada ama kariimada arinta xitaa xasuusta mudan waxay tahay raashinka sida noocan oo kala ahi waa kuwa aad iyo aad u halis badan sababana cuduro aan qaarkiis dawo lahayn sida macaanka iyo wax lamida xita biyaha mooyasaxadu kuwa sharaabka ah xalwadaha buskudka mac macaanka maraqyada digaaga ooo dhan wax kastaba waa ay saydartay shuftada budhcada ganacsiga arxanka daran waxaanay qabsaden dhamaan suuqyada kuwaasa meel kastaba xitaa yurub waa tageen
waa arin u bahan in aynu xal ka gaadhno
halkan yara dhiga xooga in badan oo dadka ka mid ahi qaar badan baan ogayn alaabta ay sitaan wayao waxa loo eekaysiiyay noocayada aselka a waxaanay sitaan magacyadooda xitaa kamana garan kartid ila aad baadhis qoto dheer samayso
fursad kastoo ay heli karaan wayna galaan waana badalaan
xitaa qalabkan dabka laydhku waa kuwa aan jirin ma tahay tani mid la aamini karo wax kastoo elektarooni ah ee u eeg mid caadiya maaha wax jira
bal dhinac kale aan ka eego waxa hubaala in beetariyo badan ka buuxan halkan
tijaarta suuqa alaabta dhimashadu waxay si aad u dhaqso badan u dhalan rogan wax kasto mihiim ah oo bahi dadku ay u qabaan fursad kasta ka sameeyan
wax jira koox cusub oo isbadelka nolosha la jaanqaaday oo iyagu indho dheer ku haya la socodka budhcada ganacsiga cusub ee qarsoon kuwaaso meelo badan oo aduunka ah ka shaqaysta mihiimadooduna waxay tahay inay dabagalaan oo la socdaan alaab kastoo aan sharci ahayn ee ganacsiga la dhigayo
waxay isticmaalan aqoonsiyo aan sharci ahayn kuwaso u badala magacyadi shirkadaa waawayna ee caaka ahaa alaabta la sawiray ee aan sharciga ahayn
tani maaha mid fiican arinta hakan kaso baxday waxay noqotay in wax kasto dowladaha africa la geeya wada yahiin kuwa laso wada sawiray oo aan sharci ahayn sameecadaha dhagahan aynu eegno waxa kaloo ku jira
halkan waxaan ka helnay beteri faro badan oo iib ah qofna ma oga dhibka iyo halista ku jirta beteriga mucmalka ah ee aan sharciga ahayn
khabiir-markana ku leeyahay beteri dabcan waa kuwa telifoonada gawaadhida sida kuwan oo kale dhamaantood waa kuwo wada bug ah oo lasawiray waxayse leedahay calamadihi sawiradi shaambadihii ka caadiga ah ee sharciga ah taasi waa mid aad u khatar badan
waxba kama naqaano xaqiiqdi dhibka beeteriga waxaynu se ognahay in qaar badan oo dadka ahi kala kulmaan beteriyada haday qarxaan khatar badan nooca suuqa yaala ee sida qashinka bananka loogu iibiyo waa kuwa galaafta dadka
budhcada ganacsiga dhimashadu wax ay dan ka leeyahiin majirto waxay qudhoo yaqanan sideen dadka u dhacna una boobna
bal si aynu daaha uga qaadno dhibaatoyinka qaar sida beetariga aan sharciga ahayn keeni karo ama cuntada ama alaabta bugta ah waa inaynu tagna halka laga soo waarido alaabtan waa inaynu kubada wareegte aduunka raacno hunkong
hong kong waa wadanka 3 aad ee aduunka ugu badan ganacsiga suuqa madow tobanan kun oo doon baan bil welba uga baxa halkan dibada kuwaaso alaabta kala geeya meel kastoo kamida aduunka
magalada gudaheeeda mid ka mida dadka ka shaqaysa hawlahan wuxuu noo ogalaaday inaan la ogaano waxa jira mr sadka baraas waa askeri hore oo ka shaqayn jiray ciidanka boliska magalada new yoork wuxuu se hada mudo 10 sana ku sugan yahay hawlaha la xidhiidha la socodka ganacsiga budhcada cusub ee suuqa madow
hong kong waa meel aad ganacsigeedu aad u wayn yahay kuwa badano kamida way jiraan inay fiican yahiin balse kuwa suuqa madow wax ku iibisa ayaa hada xoog ugu faafay dhamaan suqyada hung kong qaar badan xita waxay dibada dhigeen tukaamo badan oo caan ahaa taaso sababtu keentay markii laga daba sameeyay wax la nooca magaciii la sita oo hadana ka bug ah oo waxyeelo badan dadka u keenay balse magac ahaan koodi sita taaso keentay in in badano dadka ahi ka yaaaceen iyado akhirkiina keentayba inay gabi ahaanba ka wareegan suuqyadi ama wadamadi la maan guuriyay ganacsigoodi sharciga ahaa waxaana taasi fursad ay u noqotay budhcad ganacsiyeedka ma xishootada ah kuwaaso si isxanbaar ah dusha u ritay musuuliyadi ganacsiga laga faro maroojiyay kuwii sharciga ahaa
30 qof ayaa ka amer qaata sedka brash waxayna ka hawl galaan si dhuumalaysi ah taaso ay ku baadhan kolba heerka dhaq dhaqaaq ganacsiga qarson
waa markii ugu horaysay ee uu ogalaado in war tabiyaashu galaan oo ogaadan sawiraana shaqadooda daaha dabadisa laga hago ee ay ku hawl galaaan
sedka brosh–kkusoo dhawaada xafiisyadayda waanu ka xunahay jahwareerkan balse waan diyarin doona wax kasta halkana waa meel aad u xasaasi ah
mikirifoono iyo camera vedio qarsoon iyo agabkasto si qarsoodiya loogu hawl galo shaqaalaha mid kastoo ka mid ahi wuxuu leeyahay 30 nooc oo uu u badalo muqaalka wajigiisa iyo naftiisaba markastoo shaqo qarsoon soo samaynayo waa tilmaan cusub inuu yeesho

 

waa sheeko aad iyo aad u qarsoon waa fal argagax badan iyo masiibo budhcada ganacasatada hoga dhimashada dadka kaaso lagu kala waarido xoogsatada gacmaha suuqa madow ku shaqaysta
waa sheeko dabgalkeedu qaatay in ka badan 4 bilood oo aad dabagalkeedu u halis badnaa
taaso ku wajahan ganacsiga suuqa madow iyo tahriibinta alaabta aan sharciga ahayn kuwaaso noqday mudooyinka danbe mid xoog u faafay gaadhayna in kabadan 144 dal oo africa ah la geeyo wax kastoo muqal u eeg ganacsi sifo khaldan oo hagar daamo badan leh
sanad welba waxa u gaadha in ka badan agabka lageeya halkaas malaayin iyo badh
arintu waxay dhabarka ku haysata ganacsatada ka bayac mushtarta aalado aad iyo aad u halis badan waxyeelo aan laga soo kabsan karina u gaysan karta nolosha qofka bini aaadamka kuwaaso u baahan fiijignaan iyo la socod aad u heegan ah si loo xafido caafimaadka iyo nolosha aadamaha lagu qiyaamayn karo wuxuusan ogayn ee ka war qabin
Nooc kastoo halkan yaala dhamaan waa kuwa wada foojari ah shadhadhka suumanka sacadaha dhamaan waxa ku qoran magacyo shirkadaha caanka ah ee waawayn wase dhamaan ay yahiin kuwa dusha laga huwiyay si sharci daro ah sifo qarsoon iyo suuq madow oo iga gee ah
wax kasta la iibiya waa nooc foojari ah arinta layaabka leh wuxuu yahay africa heerkululka xaraarada kulaylku wuxuu ku dhawaado 60 waa arin is wadiin mudan waxa mudo 10 cishana lagu haya gudaha dekadaha balse lama oga samaynta ka imaankarta caafimaad ahaaan alaabta qaarkood oo ay manuuc tahay in mudo 48 saac ka yar in meel heer kul noocasa leh lagu hayo
dadka cuni doona raashinka noocaas ah cidna ma oga waxa ku imaan doona cafimad kooda
sharaabka waxa ka dhasha bakeeriya sababi karta in qofku ku xanuunsado xanuun aan lahayn xal iyo maarayn
agabka electaroonika ee mucamalka ahi waxay gaysan karaan halaag aan laga so waaqsan karin cadaro creemada la marsado ee la isku qurxiya waxay keenayaan xasaasiyad iyo cuduro dhalan roga muqaalka haraga jidhka
xitaa fur furka gadiidka mucmalka ahi dhamaantood hadii laga eego dhinaca adkaysiga difaaca intuba waa kuwa aan ahayn wax jira oo mustaqbel leh xitaa mishiinada ama matoorka mucmalka ahi dhamaan waakuwa sameya dhibaato waxyeelo halis badan oo si fudud u galaafta malaayin dad ah
kiristoov wuxuu halkan ka shaqaynayay mudo ka badan 30 sano xaaladan oo kalena waa marki ugu horaysay ee uu lakulmo sanadahan suuq alaabta madow ee aan asal iyo sharciyad sax ah aan haysan sanadahan ugu danbeeyay waxay noqotay mashruucani mid gabi ahaanba qarqiyay suuqyada
alaaabta musawirka ah ama mucmalka ahi waxay sababi karaan inay ku disho ama aad kala kulanto dhawac halis badan
tani wa dawo waxa mihiim ahayd inay si gaara loo xafido oo gacanta ugu jirto uun cid ku takhasuus leh dawooyinka sidan lo soo dhoofiyana wa kuwa aan sharci iyo aqooon toona midna aan lahayn waana dhab inay dhamaan yahiin kuwa khatartooda leh
dawooyinka aan helnay waxay ka badan yahiin intaan helnay sacadaha iyo cadarada ama kariimada arinta xitaa xasuusta mudan waxay tahay raashinka sida noocan oo kala ahi waa kuwa aad iyo aad u halis badan sababana cuduro aan qaarkiis dawo lahayn sida macaanka iyo wax lamida xita biyaha mooyasaxadu kuwa sharaabka ah xalwadaha buskudka mac macaanka maraqyada digaaga ooo dhan wax kastaba waa ay saydartay shuftada budhcada ganacsiga arxanka daran waxaanay qabsaden dhamaan suuqyada kuwaasa meel kastaba xitaa yurub waa tageen
waa arin u bahan in aynu xal ka gaadhno
halkan yara dhiga xooga in badan oo dadka ka mid ahi qaar badan baan ogayn alaabta ay sitaan wayao waxa loo eekaysiiyay noocayada aselka a waxaanay sitaan magacyadooda xitaa kamana garan kartid ila aad baadhis qoto dheer samayso
fursad kastoo ay heli karaan wayna galaan waana badalaan
xitaa qalabkan dabka laydhku waa kuwa aan jirin ma tahay tani mid la aamini karo wax kastoo elektarooni ah ee u eeg mid caadiya maaha wax jira
bal dhinac kale aan ka eego waxa hubaala in beetariyo badan ka buuxan halkan
tijaarta suuqa alaabta dhimashadu waxay si aad u dhaqso badan u dhalan rogan wax kasto mihiim ah oo bahi dadku ay u qabaan fursad kasta ka sameeyan
wax jira koox cusub oo isbadelka nolosha la jaanqaaday oo iyagu indho dheer ku haya la socodka budhcada ganacsiga cusub ee qarsoon kuwaaso meelo badan oo aduunka ah ka shaqaysta mihiimadooduna waxay tahay inay dabagalaan oo la socdaan alaab kastoo aan sharci ahayn ee ganacsiga la dhigayo
waxay isticmaalan aqoonsiyo aan sharci ahayn kuwaso u badala magacyadi shirkadaa waawayna ee caaka ahaa alaabta la sawiray ee aan sharciga ahayn
tani maaha mid fiican arinta hakan kaso baxday waxay noqotay in wax kasto dowladaha africa la geeya wada yahiin kuwa laso wada sawiray oo aan sharci ahayn sameecadaha dhagahan aynu eegno waxa kaloo ku jira
halkan waxaan ka helnay beteri faro badan oo iib ah qofna ma oga dhibka iyo halista ku jirta beteriga mucmalka ah ee aan sharciga ahayn
khabiir-markana ku leeyahay beteri dabcan waa kuwa telifoonada gawaadhida sida kuwan oo kale dhamaantood waa kuwo wada bug ah oo lasawiray waxayse leedahay calamadihi sawiradi shaambadihii ka caadiga ah ee sharciga ah taasi waa mid aad u khatar badan
waxba kama naqaano xaqiiqdi dhibka beeteriga waxaynu se ognahay in qaar badan oo dadka ahi kala kulmaan beteriyada haday qarxaan khatar badan nooca suuqa yaala ee sida qashinka bananka loogu iibiyo waa kuwa galaafta dadka
budhcada ganacsiga dhimashadu wax ay dan ka leeyahiin majirto waxay qudhoo yaqanan sideen dadka u dhacna una boobna
bal si aynu daaha uga qaadno dhibaatoyinka qaar sida beetariga aan sharciga ahayn keeni karo ama cuntada ama alaabta bugta ah waa inaynu tagna halka laga soo waarido alaabtan waa inaynu kubada wareegte aduunka raacno hunkong
hong kong waa wadanka 3 aad ee aduunka ugu badan ganacsiga suuqa madow tobanan kun oo doon baan bil welba uga baxa halkan dibada kuwaaso alaabta kala geeya meel kastoo kamida aduunka
magalada gudaheeeda mid ka mida dadka ka shaqaysa hawlahan wuxuu noo ogalaaday inaan la ogaano waxa jira mr sadka baraas waa askeri hore oo ka shaqayn jiray ciidanka boliska magalada new yoork wuxuu se hada mudo 10 sana ku sugan yahay hawlaha la xidhiidha la socodka ganacsiga budhcada cusub ee suuqa madow
hong kong waa meel aad ganacsigeedu aad u wayn yahay kuwa badano kamida way jiraan inay fiican yahiin balse kuwa suuqa madow wax ku iibisa ayaa hada xoog ugu faafay dhamaan suqyada hung kong qaar badan xita waxay dibada dhigeen tukaamo badan oo caan ahaa taaso sababtu keentay markii laga daba sameeyay wax la nooca magaciii la sita oo hadana ka bug ah oo waxyeelo badan dadka u keenay balse magac ahaan koodi sita taaso keentay in in badano dadka ahi ka yaaaceen iyado akhirkiina keentayba inay gabi ahaanba ka wareegan suuqyadi ama wadamadi la maan guuriyay ganacsigoodi sharciga ahaa waxaana taasi fursad ay u noqotay budhcad ganacsiyeedka ma xishootada ah kuwaaso si isxanbaar ah dusha u ritay musuuliyadi ganacsiga laga faro maroojiyay kuwii sharciga ahaa
30 qof ayaa ka amer qaata sedka brash waxayna ka hawl galaan si dhuumalaysi ah taaso ay ku baadhan kolba heerka dhaq dhaqaaq ganacsiga qarson
waa markii ugu horaysay ee uu ogalaado in war tabiyaashu galaan oo ogaadan sawiraana shaqadooda daaha dabadisa laga hago ee ay ku hawl galaaan
sedka brosh–kkusoo dhawaada xafiisyadayda waanu ka xunahay jahwareerkan balse waan diyarin doona wax kasta halkana waa meel aad u xasaasi ah
mikirifoono iyo camera vedio qarsoon iyo agabkasto si qarsoodiya loogu hawl galo shaqaalaha mid kastoo ka mid ahi wuxuu leeyahay 30 nooc oo uu u badalo muqaalka wajigiisa iyo naftiisaba markastoo shaqo qarsoon soo samaynayo waa tilmaan cusub inuu yeesho

Suxufigadari@gmail.com

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply