Daawo Gabadh Goor Dhawayd Isku Qarxisay Paris iyo Dagaal Ilaa Hada Socda

Gabadh ayaa isku qarxisay xaafada Saint Denis halka mid la socdayna lagu dilay isla goobtaas kii 3aadna uu galay appartment ku yaala isla halkaas.

Askar ka tirsan ciidanka boliiska ayaa la dhaawacay, sida laga soo xigtay telefishanka sky news ee dalkaasi.
Goor sii horreysay ayaa boliisku waxa ay ogaadeen in 3 qof oo laga shakiyey ay halkan joogaan kadib gabadh ku jirtay sadexdan qof ayaa iyadu markiiba isqarxisay halka mid kamid ahna lagu dilay isla gobtaas waxase isagu baxsaday qofkii sadexaad oo isaga la sheegayo in uu ku jiro appartment kamida kuwa ka agdhow isla goobtaas
Ururka la baxay dowladda Islaamka ayaa sheegtay weerarkaasi.
Wararka qaar ayaa sheegaya in waddooyinka la xiray agagaarka Place Jean Jaures ee ku taalla xaafadda Saint Denis.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com