DAAWO GABADH WARIYE AH OO TARTAN XIDHIIDHINAYSAY AYAA HALMAR KU DHUFATAY HEESTII WEHEL

Gabadhan wariyaha ah oo magaceeda la yidhaahdo Faadumo kana howl gasha tv Djabouti safka horena kaga jirta hablaha faro ku tiriska ah ee aadka ugu xeel dheer dhanka fanka iyo suugaanta heesaha iyo tartanada,loogana bartay in ay daadihiso barnaamijka tartanka hobolada cusub ee Djabouti,hadaba goor dhawayd oo uu soo galay barnaamijkaasiayaa waxay Faadumo ku dhufatay heestii (WEHEL) taas oo ay dadkii daawanaayey tartankan ee lagu soocasuumay aad uga heleen halmarna sacab iyo sawaxan aad u xamaasadaysan qabsaday masraxii tartanku ka socday

HALKAN HOOSE KADAAWO VIDOEGA


Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply