Daawo Gabadha Lagu Wado In Uu Guursado Salman Khan Oo Ka Soo Muuqatay film Kiisa Cusub Ee Suldan

Gabadha reer Italy  Lulia waxeey kamid noqotay qeyb kamid ah nolosha Salman Khan, intaas kaliya kuma eeka ee  waxeey markan kasoo muuqatay Hees kamid ah Filimka Sultan, waana Heesta Baby Ko Bass Pasand Hai.

Waxaa laga yaabaa in inbadan  oo ka mid ah  taageerayaasha Salman, la yaabi doonaan in qeyb kamid ah shaqsiyada Jilaaga lagu soo lifaaqo Filimkiisa Sultan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA AY KU JIRTO

 

Faalo Ka Dhiibo

comments