Daawo Gabadh yar oo 2 jir ah oo Goob Fagaare ah Ciyaar Xiiso Badan Hablo ku Baraysa Waa Yaab !!..

Hoos ka daawo inan aad u yar oo 2 jir ah oo ciyaar lala yaabay oo cajiiba goob fagaara dad ku baraysa.

Gabadh 2 jirka ah ayaana si xirfadaysan iyo qaab ciyaared casri ah kolba nooc ku dhoola tusaysay isla markaana ay la wadaagayen dad waawayn oo habsami daadihinta ay u wado ciyaarta hadba la jiibinayay hadaba si aad uga bogoto jiibta, iyo jaamta gabadhayere 2 jirka ah hoos ka daawo.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply