Daawo Guurki ugu horeeyay ee somali isku guursanayso khadka skype si toosa meherku u dhacayo iyo doodi xiisaha lahayd ee gabadhu ku adkaysay ninki guursanayay

waa sheeko xiiso badan guur si toosa uga dhacaya hawada cumputer lamaane midba gees jooga markhaatiyaashina goobta fadhiyaan xili gabadhu aad u adkaysay shuruuda cida goob jogaha kanoqnaysa meherkeeda dood xiiso badan meher cajiibo aan wali la arag
isbadelka nolosha aduunyada waxa la jaanqaaday horumar la talaabsatay tiknooljiyada casriga tan iyo sidii ay usoo koradhay

isticmaalka goobaha wada sheekaysiga soshiyal media waxa dad badan ay kala so darseen nolol cajiiba oo aad u layaab badan in badan oo dhalinyara ayaa xidhiidh noocisa horey lo arag ku dhex maray kuwaaso qaarkood nasiibku usiiyay inay noqdaan lamaane is calfada oo nolal wadaaga hadaba daah furka sheekadeena ayaynu ku eegayna guurka somalida iyo isticmaalka aaladahan casriga ah

waxaan idiin so bandhigayna wiil ku nool wadanka somaliya oo gabadh yurub jogta loogu meherinayo qaab cusub oo casriya skype xili mid kastaaba gees merkaa kaso fadhiyo oo si muqaala u ogalaanayo guurkaas si aad arintan usii raacdo hoos ka eeg muqaal dhamaystiran oo kaa yaabin dona.

suxufigadari@gmail.com

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply