Daawo Hani Uk oo Hore usheegtey Inay Fanka Ka Baxday Oo Mar Qudha Dib uga Soo Muuqatay Saaxada Fanka

Fanaanada Hani Uk ayaa Hore usheegtey Inay Gabi Ahaanba isaga Baxday Fanka waraysi ay siisay Kalshaalenews ayaa hadana Mar Qudha dib uga soo Muuqatay Goobaha ama Fagaarayaasha Fanka Soomaalida iyadoo Heeso Ka Qaaday Xafladii soomaali Week ee lagu Qabtay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska

Daawasho Wacan Waraysigii Hore iyo Heesaha Cusuba




Waraysigii ay Hore ugu Sheegtey Inay Fanka Isaga Baxday

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply