Daawo Hees Cusub Ee “Nabsi” Fanaanada Nasteexo Indho 2016

Fanaanada codka macaan ee Nasteexo Indho ayaa waxay soosaartay hees cusub oo la magac baxday Nabsi heestan oo macnaheeda aad ka dheehan karto magaca heesta waa ereyadii Abwaan Xasan Guuto,laxankii Axmed M.Cawad Music Abdirashid Ali Hamari

Faalo Ka Dhiibo

comments