Fanaanada isku darsatay codka style iyo quruxda ee Xamda queen ayaa waxay sanadka cusub soosaartay hees cusub heestan oo la magac baxday Dheeman ayaa waxa ay fanaanadu kaga hadlaysaa oo ay gar dhiganaysaa Jacaylka Laftiisa HALKAN HOOSE KA DAAWO 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA