sado cali warsame oo ahayd qof somali qaali ugu ah dhawaana lagu dilay muqdisho ayaa hees qiiro badan oo aad iyo aad u macan waxa u sameeyay abwaan abdirashiid dhagajilic caaqilka

ilmo2

heestan oo loogu magac daray ilmaday ku saydhayaan waxa qaadaya fanaaniin badan waxa laxanka ku laray cali xasan musikada cajiibkana waxa tumaya mustafe dafle
waxaana qaadaya
farxiya fiska
abdirisaaq gaadaco
jihaan jalaqsan
mustafe dafle
abdinuur jaz
kiin jamac yare
cali xasan
quen tash

suxufigadari

KA DHIIBO FIKIRKAAGA