fanaanka Zakariye Abdullaahi Nuur ayaa soo saaray muuqalka heesta cusub ee Raaso waxana ereyada heestaas iska leh Maxamuud Maxamed Caaqil (Fidhin) laxankana waxa sameeyey Maxamed Riike halka musica uu tumayo Siidi Cali Winkey

KA DHIIBO FIKIRKAAGA