Daawo Hooyo Australian Ah Oo Dhashay 5 Caruur Ah Oo Mataano Ah Oo Caafimaad Qaba

Lamaane isqaba oo lagu magacaabo Kim iyo Vaughn,  oo kasoo jeeda magaalada Perth ee galbeedka Australia, labadaan lamaane ayaa dhawaan waxaa ku soo biiray 5 mataano ah oo dhashay iyagoo caafimaad buuxa qaba.

Hooyadaan lagu magacaabo Kim, ayaa sawirada mataanahaan 5ta ah kusoo share gareysay Akoonkeeda gaarka ah ee ay Facebooka ku leedahay iyagoo lagu soo qurxiyay photo shop.

Mataanahaan oo ka kooban 1 wiil iyo 4 gabdhood, ayaa dhashay bishii January ee sanadkaan 2016.

Laakiin waxaa su’aal ah waa kee wiilka, markaa aad si wanaagsan u eegto sawirada 5taan mataanaha ah?

33543A3100000578-3547742-image-a-15_1461072346614hooyo-shan-mataano-1

33E2E7AB00000578-3580520-Precious_cargo_The_babies_were_recently_taken_to_a_medical_appoi-a-65_1462803540384
33FA61A800000578-3580520-One_of_four_girls_Ali_Penelope_Tiffany_and_Beatrix_is_pictured_s-a-66_146280354052733FA61AF00000578-3580520-Keith_pictured_the_only_boy_amongst_the_quintuplets_has_four_twi-a-73_146280354116933FA61B700000578-3580520-The_married_couple_have_shared_heart_warming_professional_photog-a-64_146280353941233FA61BB00000578-3580520-She_and_husband_Vaugn_welcomed_five_healthy_babies_in_January_a_-a-67_146280354056033FA61BF00000578-3580520-Kim_Tucci_from_Perth_in_Western_Australia_gave_birth_to_quintupl-a-63_146280353941133FA619A00000578-3580520-While_the_couple_has_shared_photos_of_their_children_before_this-a-68_1462803540565
337E4AFF00000578-3556172-image-a-1_1461501379574

33E2F91500000578-3580520-Precious_faces_Seeing_her_babies_in_intensive_care_was_the_harde-a-69_146280354068333E2F92200000578-3580520-Sharing_her_story_Ms_Tucci_shared_her_pregnancy_story_in_a_blog_-a-72_1462803540938

Faalo Ka Dhiibo

comments