Daawo Hooyo Soomaaliyeed Oo Taksiile Ka Ah London 7 Caruur Ahna Haysata Iyo Waxa Ay Qabato

Faysa Cabdi Ereg oo ah hooyo Soomaaliyeed oo leh 7 caruur ah ayaa ka mid ah taksiilayaasha shirkadda Uber ee magaalada London.Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji ayaa waxay uga warrantay waxa ku dhaliyay inay taksiile noqoto, Waxayna sheegtay inay ku Faraxsan tahay Shaqadeeda, iyadoo ku sheegtay inay tahay mid u Fudud Hooyada.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com