Wadanka Indonesia oo ah wadanka ugu muslimiinta badan ayaa dirawalada mootooyinka wada ee wadankaas ayaa waxay afuro bilaash ah u sameeyeen dadka taas oo ay ugu dhawaanayaan in ay indhaha caalamka tusaan naxariista bisha ramadaanta

KA DHIIBO FIKIRKAAGA