Daawo Jabuuti Oo Bahdishay Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud

Jabuuti oo ay ka dhacay caleemo saarka maxadwayne Geele ayaa waxaa ka qayb galay madax badan oo Afrikan ah oo uu ka mid yay madaxaynaha somalia halkaas oo markii lagus oo dhawaynaayey Xasan Sheekh eeriboodka si xun loogu bahdilay ka dib markii lagu sheegay wasiirka Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Somalia

Faalo Ka Dhiibo

comments