Daawo Kalida Qofka Bani’aadamka Ah Imisaad Ku Qiimayn Lahayd

Ciidamada booliska wadanka Hindiya ayaa soo bandhigay in ka badan shan qof oo la sheegay in ay iibiyen kalyahooda si ay ugu maareeyan noloshooda.Dhakhtar si gaar ah loo leeyahay ayaa ka bixiyay dadkaasi kalyahooda iyagoona ku iibsaday lacag dhan lix kun oo dollar kalidiiba.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments