(DAAWO) Layaab Iyo Amakaag Wiilal Somaliya Oo Bilaabay Iney Is Cadeeyaan Iyo Gabdhihii Oo Qaati Ka Taagan

Waxaa baryahan dambe soo badanayay arimo badan oo ku cusub dadka soomaaliyeed hadaba marka waxaa timid arin aanba la filaneyn oo ah in ragu usoo dhar dhigteen isqurxintii gabdhaha iyagoo bilaabay iney marsadaa sheeyaal aan raga loogu talo galin. waa arin cajiiba waase dhacdooyinka isbadelka dhaqamada somalida ku yimid midooyinka danbe ka mida sida kuu muqata waa bilow leh saamayntiisa iyo ceebtiisa waase arin u baahan in la iska wacyi galiyo wax raganimada iyo sharafta raga waxyeelaynaya ee dhaawacaya . Sida Aad ku arkidoontaan Sawirada hoos ka muuqda oo shabakada hawraar.net idiin soo diyaarisay in ragii ay bilaabeen iney iscadeeyaan amaba isku qurxiyaan sida gabdhiihii iyagoo marsanaya Haruud iyo waliba sheeyaal kale .

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply