Daawo Dhibaatooyinka ay keenaan Internet ama Bogaga Facebook

Waxaanu Halkan ku Soo Bandhigi Doonaa Muuqaal Ka hadlaya DHibaatooyinka ay leeyihii shabakadaha Bulshada kulmiye ee Internetka Marka sida Khaldan loo isticmaalo Tusaale ahaan Halkan waxaanu kusoo gudbinaynaa Gabadh iyo Aabeheed oo ku kulmey Bartan Internetka Taas oo sheeko ama shukaasi Dhax Maray Ujeedaduna waa in laga digtoonaado oo Bulshadeenu ay isku daydo in sida fiican looga faaidaysto

SUXUFIGADARI@GMAIL.COM

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply