Madaxwaynaha Somalia Ayaa waxa uu damaanad qaaday daryeelka gabdhii dhawaan lagu kufsaday Galbodog madaxwaynaha ayaa waxa uu hada soo gaadhsiiyey qoyskaas macag dhan sadex kun oo dolar oo lagu soo anbabixinaayo gabadha iyo Hoodayeed ilaa muqdisho inta kalena looga imanaayo qoyska intiisa kale si ay masaariif uga dhigtaan 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA