Daawo Madaxwaynaha Turiga Recep Tayyib Urdugan Oo Xadhiga Ka Jaray Safaarada Somalia Ee Turkiga

Madaxwaynaha Turkiga oo maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho aya waxa uu xadhiga ka jaray safaarada wadanka Turigu uu ku yeelandoono somalia waxaana kala qaybgalay xafladii furitaanka safaarada Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh HALKAN KA DAAWO 

Faalo Ka Dhiibo

comments