Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi U Diray Dhamaan Umada Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Wariye Cawke

Madaxwayne ku xigeenka somaliland oo ka qayb galay aaska qaran ee marxuun wariye Axmed Xasan Cawke oo lu sameeyey magaalada Togwajaale ayaa waxa uu tacsi u diray umada reer somaliland iyo dhamaan dadwaynaha ku hadla afka somaliga geerida ku timid Axmed Xasan Cawke HALKAN HOOSE KA DAAWO
KA DHIIBO FIKIRKAAGA