Daawo Malaayiin Qof Oo Iskugu Soobaxay Jinaasadii Marxuum Maxamed Cali Kalaay

Alle hawnaxariistee waxaa maanta laga  soosaaray cisbitaalka maydkii marxuum Maxamed Cali Kalaay oo ay iskugu soobaxeen malaayiin qof oo ku dhawaaqaayey magaca ilaahay iyo in marxuumka ilaahay u naxariisto

Faalo Ka Dhiibo

comments