Daawo Maraadi Ilig Xanuunaayo Sida Uu Waxyidhaahdo

Xero  lagu xanaaneeyo Xaywaanada oo ku taal wadanka Ingiriiska, ayaa shaqaale ka shaqeeya waxeey dareemeen in mid kamid ah Maroodiyaasha halkaas ku nool uusan

waxba cuni karin.

Shaqaalaha ayaa u yeedhay dhaqtar ku taqasusay xaywaanada, waxaana dhaqtarka uu ogaaday in Maroodiga uu xanuunaayo  mid kamid ah Ilkihiisa.

Maroodiga ayaa waxaa lagu sameeyay Operation looga saarayo Iligii xanuunayay, waxaana uu noqday mid aad u wanaagsan, islamarkaasna wuxuu bilaabay inuu si fiican wax u cuno.

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments