Daawo waraysi uu wariyaha C/risaaq Cismaan oo waraysi la yeeshay wiil yar 6 jir ah isla markaana ka jawaabaya dhamaan suaalaha laga waydiiyo wadamada dunida isaga oo sheegaya magac walba oo madaxwaynayaasha dunida iyo sidoo kale ciyaaraha waxa intaas dheer inuu xafidsan yahay dhamaan codadka xayaysiisyada ka baxa dhamaan telefishanada afka somaliga ku hadla.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA