Daawo Mucjiso Magaalo Qofki Tagaaba ku dhalayo Mataano sheko xiiso badan 2014

warbixinteenan waxaynu kuso qaadan doona magaaalo ilaahay barakeeyay taaso ku caan noqotay in ilaah ku risaaqo oo siiyo qof kastoo halkaa taga oo booqda kuna noolada inuu rabi ku risaaqo ubad mataano ah

Cid kastoo booqta magalada kudani oo ku taala dalka hindiya ahna magaalo yar oo aad u qurux badan waxay noqotay magalada ugu badan aduunka ee mataanayaashu ku noolyahiin hadaba si aad filimka xiisah badan uga bogoto hoos ka daawo magaladan barkaysan iskuna day hadaad fursad u heli karto oo aad jeceshay inaad caruur mataana dhasho inaad soo booqoto magaladan  kudano

abdiqani xasan farah ( gadari)

suxufigadari@gmail.com

Hargaysa Office

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com