Daawo Mucjiso wiil indha la oo dhegaha wax ka arka

mucjisooyinka ilaahay dadka qaar kiiis ugu deeqo waxa kamida wiilkan indhaha la oo xanuun ka asiibay indhaha isago caruur ah looga saaray labadi indhood markaa kadib waxa wiilkan si lama filaan ah oo mucjiso ah ilaahay u furay faraj kale kaaso noqday mid helay oo ale hoodo ugu deeqay wax aan dadka koomkan korkiisa jooga aan horey loo siin   taaso ahayd in ale  ku risaaqay oo u furay albaab cusub oo ah in dhegahihiisi u noqdaan indho uu wax ku arko kuna kala garto meeshu doonona ku aado  sheekadan xiisaha badan waa mid haboon inaad  daawato oo aragto quwada ale iyo awoodiisa cajiibka ah sw  hoos ka daawo filmkan aadka u xiisa badan

 

abdiqani xasan farah ( gadari)

suxufigadari@gmailcom

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply