Daawo Muwaadin Reer Somaliland ah Oo Sameeyey Mashiin Biyo Ku Shaqaynaya

Eng. Siciid Saleebaan oo muwaadin ku nool magaalada Hargeisa, ayaa waxa uu soo bandhigay Machino cusub oo ku shaqaynaya Biyaha. arintan uu ikhtiraacay muwaadinkanni ayaa noqotay mid cajiiba.

 

hadaba Daawo muuqaalkan Oo lagu waraysanayo Muwaadinkan.

Faalo Ka Dhiibo

comments