Daawo Muxuu Ku Diiday Maxamed Cali Kalaay In Uu Ka Qaybqaato Dagaalkii Maraykanka Iyo Vietnam

Ciyaartoygii ku caanbaxay ciyaarta feedhka culus Maxamed Cali kalay waxa uu ka mid ahaa shakhsiyaadkii diiday in ay ka qaynqaataan dagaalkii maraykanku ku qaaday wadanka Vietnam iyada oo arinkaas uu ka soo gaadhay culays wayn oo gaadhsiiyey in loo xidho lagalana noqdo biladihii uu ka gaadhay ciyaarta feedhka Maxamed ayaa waxa uu yidhi “ma jirto sabab aan ugu dagaaltago meel ii jirta 10 kun oo mile oo aan laayo dad aan waxba galabsan  iyada oo dadka madowga ah si xun loogula qadhmo wadanka maraykanka gudihiisa”

Faalo Ka Dhiibo

comments