Daawo Nashiido Macaan Bilaa Music Ah “Salaadu Waa Nuur”

Nashiidadan ama qasiidadan la magac baxday salaadu waa nuur waa nashiido aad u macaan oo ah cod qudha oo bilaa music ah waxaana loogu talo galay in dadka Somalida lagu baraaru jiro salaada maadaamaa lagu jiro bishii barakaysneed ee Ramadaan.

Nashiidadan oo uu ku luuqaynaayo Cabdirashiid Muxiyadiin Kaalmooy

 

Faalo Ka Dhiibo

comments