DAAWO NIN ACTOR AMA ATOORENIMO KU QAFIIFAY OO SHACAB WEEYNAHA CAALAMKA NAFTA U KEENAY !

Nin wajiga soo qarsaday soona xirtay dharka Filimaanta lagu jilo gaar ahaan kuwa caar-caarada loo yaqaan ee (Spider-man) ayaa shacab fara badan nafta u keenay kaas oo Tareemada gadaal uga dhega, waliba Basaska iyo darbiyada halka ugu sareeysa ka kora isaga oo iska dhigaya Atoore ama Actor .

Ninkaan oo si aan caadi eheen ugu Qafiifay in uu noqdo Atoore ama Actor meel kasta fuuli kara ayaa hadane waxa uu qoorta u galayaa dad badan oo dhibsaday falkiisa maadaama meelaha uu korayo ay adag tahay in la koro waliba dadku waxeey u akraan inuu naf sadiisa qatar galinayo.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply