DAAWO NIN GUURSADAY 130 DUMARA DHALAYNA IN KA BADAN 500 OO CARUURA

HOWR-NEWS-Oday ku nool  tuulo yar oo kaligii uu degan yahay magaciisana la yiraahdo akuuko danjer waxa uu noqday odayga ugu guurka badan raga aduunkan ku nool  waxa uu guursaday boqol 130 dumar ah wuxuuna caruur dhalay in ka badan 500 caruura

odaygan ayaana  hada waxa xasaskiisa  ah oo la jooga 45 dumara halka tiro badana uu furay qaarna ay ka geeriyoodeen akuuko danjer oo kawramaya  noloshiisa ayaa ku tilmaamay mid uu siwayn ugu faraxsan yahay isla markaana ay tahay nolal barko badan waa siduu hadalka u dhigeee  si hadaba aad u daawato muqaalka barnaamijkan hoos ka daawo filimkan oo dhamays tiran .

 

Abdiqani xasan farah

suxufigadari@gmail.com

hawraar Hargasa office

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply