Daawo Nin Indhaha Ka Riday Saddex Dumar Ah Oo Ilaahay Sabab Uga Dhigay In Nuurkii U Soo Noqdo Sheekhan

Ilaa seddax gabdhood oo labo ka mid ah mudo 25 cisho indhaha wax ka arkeyn ayaa Illaahey ka shaacifiyay kadib markii wadaad jinka iyo sixirka bixiya loo geeyay, waxaana ka dhex hadlay Jin sheegtay inuu indhaha isaga ka riday.

Gabdhahaani oo mid ka mid ah uu kasoo raacay magaalada Hyderabad ee dalka India, iyadoo halkaasi ay u kaxeysay hooyadeed si ay ugu soo daweyso, hase ahaatee iyadii nafteeda ay ku indha beeshay, markii dhaqaatiirta loo geeyayna ay sheegeen inaysan waxba qabin. Wadaadkaan Jinka bixiya ayaa loogu geeyay xarunta Boosaaso, wuxuuna markiiba ka qur’aan saaray jinka oo ka dhex hadlay, kadibna jinkii uu balan qaaday inu indhaha u furayo dib danbena ugu soo noqon doonin.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com