Daawo Nin Indhoole Ahaa Oo Illaahay In Dhaha U Furay Maalin Ugu Horaysa Ee Ramadaan

DAawo video gan oo ka mid ah mucjisooyinka Illaahay ku ilhaameeyey bisha barakaysan ee Ramadaan,nin indho la’aa in badan oo ilaahay mar qudha indhaha u furay isaga oo ku sugan masaajidka dhexdiisa habeenkii ugu horeeyey ee bisha Ramadaan ninkan  oo ku guda jiray tukashada taraawiixda HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO GA

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com