Daawo Nin Isku Tuuray Xarun Lagu Xanaaneeyo LibaaxyadaOo La Feentay Iyo Wixii Ku Dhacay

Ninkan oo la sheegay inuu u dhashay wadan Chile islamarkaasina da’diisa lagu sheegay 20 jir, ayaa asigoo qaawan isku tuuray xero lagu xanaaneeyo Libaaxyada.

Ninkan oo lasoo badbaadiyay, ayaa la sheegay inuu doonayay inuu nafta is dhaafiyo, sidaasina isugu tuuray xaruunta lagu xanaaneeyo Libaaxyada.

Goob-joogayaal ayaa warbaahinta qaar u sheegay, in ninkan markuu uu isku tuuray meesha ay durbadiida dhowr meel oo jidhkiisa kamid ah qaniineen 2 Libaax oo waaweyn, kahor intii aynay Booliska kasoo gaadhin oo aanay dilin labada libaax.

Ninkan ayaa dharkii uu watay gaar ahaan Surwaalkisa, waxaa laga helay warqad dardaaran ah, taasoo muujineysa inuu doonayay inuu is dilo.

 

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments