Daawo Nin qabo cudurka Ebola oo soo dhex galey Suuq Qudaarta lagu iibiyo iyo kala carar ka dhacey xili xita dhaqaatiirti ku shaqada lahayd inay qabto iyaga laftoodu Dib ugurasho sameyen

cudurka dilaaga ah ee aafada wayn ku haya wadamada galbeedka afrika ayaa noqday cudurka ugu darna ee abid soo mara degaamadaasi.
hadaba welwelka iyo cabsida laga qabo cudurkani wuxuu ka daran yahay ka laga qabo cudurka kale dilaaga ah ee hiv adiska ,waayo kani waa midaan sina looga badbaadi karin oo si welba qofka ugu gudbi kara waana cudur xitaa galaaftay kuwii daawayn laha ee dhaqaatiirta ahaa.

aboollla

Hadaba nin layaab badan ayaa suuq kamida suuqyada wadamada uu saamaynta wayn uu ku hayo cudurkaasi waxa uu soo dhex galay suuuq camiran oo khudaarta lagu kala iibsanayo. waxa se mar qudha dadkii ay ku baraarugeen inuu qabo cudurka abola kaaso suuqi buuxay markii uu soo dhex galay kala orad iyo kabtay meeday ka dhacday ninkastaana uu naftiisa la cararay, halka xita kooxdii dhaqaatiirti ahayd ee la rabay inay qabato ninkaasi iyaga laftoodu dib u garasho ka sameyen markii uu kusoo istaagay in kastoo ay si wayn uga cabsi qabeen inuu si fudud ku taabto jidhkooda isagoo hanjabaado iyo canan kulul cid kasta oo is tiraahda u dhowoowna u kala hortagay bal arag oo daawo sheekadan fajac layaabka badan iyo sida ninkaasi arinkiisu ku danbeeyo iyo waxa dhaca .

 

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply