Daawo Nin Somali Ah Oo Laga Soosaaray Turuska Danbe Eegaadhiga Nooca Raaxa Ah Ag Oo Lagu Tahriibinaayey

Daawo Nin Somali ah oo tahriibe ah oo lagu soo qariyey turuska danbe gaadhi nooca raaxa da ah ciidamada amaanka ayaa waxay ka shakiyeen gaadhigaas kadib markii ay sameeyeen baadhitaan dheeraad ah waxay ogaadeen in xaga danbe ee gaadhiga uu ku jiro qof markii ay fureena waxayba ugu tageen nin Somali ah oo kujira meeshaas aadka u halista badan 

Faalo Ka Dhiibo

comments