Daawo Ninka Ugu Maskaxda Badan Dunida kuna soo kordhiyay Calamka Cilimi aqoontisa Abid Horey lo arag

Cilimiga tiknoolajiyadu wa hore morka ugu wayn ee calamku maanta ku talaabsaday taso  ay abuureen  khubaro u kuurgashay himilada suurtagalinta  aqoonta maraysa maanta maraaxil u muuqda male awaal khayaali ah.

hadaba ma suurgasheen cilmiga qaarkiis inuu iska yimaado waxa xusid mudan stiif juliyaan wuxuu noqday aabihii alifay ee u suurgaliyay nolosha  adamaha tiknoolajiyada casriga ah inay si fudud u isticmaaalan waa ninkii isagoo  7 jira abuuray inuu samaysto idaacad u qaara oo gacantiisa uu ku samaysto waa ninkii alifay isagoo 12 jir ah inuu samaysto khad telifoon oo uu aduunko dhan kula xidhiidho wuxuuna markuu carbis noqday ee  qangaadhay noqday ninkii ugu horeeyay ee sameeya cumputer shaqsi ah oo leh wax kastoo  loga bahan yahay aqoonta  cumputerka walow uu noqday haleyey dunidan u furay ilbab cusub misna  ikhtiraacidiisu waxay malinba marka ka danbaysay ahayd mid guulo  cajiiba oo layaab badan   soo hoynaysay  si hadaba aad barnaamijka aad u dhamaystirato ka daawo muqaalkan  filimkan hoosta

 

Abdiqani xasan farah (gadari )

suxufigadari@gmail.com

Hawraar.com Office hargeisa

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply