Daawo Ninka Ugu Taajirsan Taxi layaasha Somalida Oo Ku Taxi Leeya Rolls Royce Taxi

Ninkan oo lagu macaabo Maxamuud Axmed Diiriye Guuleed ayaa waxa uu wadanka Ingiriiska Galay sanadkii 1989 waxa uu wax ku bartay isla london waxa uu bilaabay shaqada taxi laynta 1996 waxa uu u soo shaqeeyay shirkado badan hada waxa uu isla leeyey shirkad u gaar ah waxa uu ka gaadhay taxi laynta in uu ka iibsado taxi ga aduunka ugu qaalisan ee looyaqaano (Rolls Royce Taxi) kaas oo uu qiimihiisu dhanyey £ 280,000 oo u dhiganta $402,122 HOOSE KA DAAWO 

Faalo Ka Dhiibo

comments