DAAWO-Ninka xirtay shaarka dunida ugu qaalisan oo ka sameysan dahab iyo warbixinta noloshisa

Nin u dhashay dalka Hindiya oo lagu magacaabo, Pankaj Parakh, ayaa soo xirtay shaati ka sameysan dahab miisaankiisu dhan yahay 3,900 Kg, kaasoo noqday inta la ogyahay shaatigii ugu qalisanaa ee la xirtay .

Qiimaha shaatigaan ayaa lagu qiyaasay inuu gaarayo adduun dhan Nusmalyuun doolar,dahabkaasoo la sheegay inuu yahay mid saafi ah .

Dahabka laga sameeyay shaatigaan ayaa lagu farsameeyay magaalada Dubai ee waddanka isutaga imaaraadka Carabta ,
Pankaj Parakh, ayaa la sheegay inuu nasiib u helay in lagu daro buugga lagu keydiyo mucjisooyinka dunida ee Guinness World Record-ka.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply