Daawo Nolosha Dunida Cusub ee Aduunka 2020

wakhti kasta wuxuu sida wayihiisa war ba miyaad ka haysa aadamiga dunida ku nool xidhiidhka tiknoolajiyadu wuxuu ilbaabada aqoonta hufan ee u hagar baxday hirgalinta bartilmaamed hurumar ah waxay ikhtiraacen
aqoon mustaqbelka rajada soo if baxday haatan wuxu maray in khubarada qaarkod ay abuuraan cilmi aqooneed hiigsigiisu yahay male awaal khayaali ah
waxa jira arimo sir ah oo nolosha u sahleya inay tiigsato masakaxda curintiisu halbowle u noqday cumputerku taaso laga tusaale qaatey shaqada dhiiga aadamuhu uu qabto
qarnigan la joogo waxa bini adamku bilaabay cilmi masuuliyadiisu aad u wayntahay kaaso sahley wax badan waxaana loogu magac daray aduunyada cusub

tani waa bilow fiican mashiin maskaxda aadamaha laga abuuray oo dhiiga bini adamka iyo masakxdiisaba tijaboyin kamida laga sameeyay kaso noqday mid aad u cajiiba wuxuu u fakreya sidaan u fakerno wuxuu u shaqaynaya
cilmi aqooneedku cumputerku waxay khubaradu ka midho dhalinyeen wajiyo hor leh oo layaab leh 10 sano ka hor hada wax la maraya marxalad wax kasta
ay noqdaan wax aad uga cajiib badan sidaad u jeedo kani waa gaadhi cid igu wada iyo masuuliyad iga saarani majirto wuxuna wax kasta u qabanaya si caadiya oo sax ah
gadhigu isaga is wada gaadhigani waxa u ku shaqeynaya nidaamka gps siiistam nidaamka liiserka
waa wax cajiiba wuxuu kuwada shaqaynaya wada cumputer mustaqbelkana wuxuu noqon dona mid si sharci ah u hirgala ku darso wuxuu yeelan doona laamaha amniga ama taraafiik u khaasa kolba khaladaadka ilaalisa sida gadiidka hado kale

maaha wax sida u adag waxkastaba sanadka 2020 waxay noqon doona mid lagu shaqayn doono cumputerka mana sii foga shaqadaasi hada waxaynu isticcmaalnaaba telifoon gacanta tv muqaalkiisa aad dawanayso oo aadan ogayn halkuu soo marayo waxaad wax ku dawanaysa satalayt cilimigaas oo la isku duubay wuxuu soo kordhiyay cilmi aqoneed aad u xiiso badan
sow ma aragtid aladan yar rumayso ama ha rumayn mustaqbelka sida lagu wado wuxuu qayb ka noqonaya mid sita oo awood u leh cilmiga pc ama viedo camera sawiraya shaqada dhiigeena iyo caafimaadkiisa wuxuu kaloo noqon dona maskax siida wax kasta oo aad u bahantahay macluumaad kasta cumputerkuna wuxuu noqon dona mid ku shaqeeya gudaha jidhka qofka iyo dibadiisaba
isticmaalka internetku wa awooda ugu wayn sida qayr caadiga ugu sii fidaysa aduunyada

wuxuuna mustaqbelka noqon dona mid meel kasta qabsada oo wax kasta loo adeegsado internetku mustaqbelka xita wuxuu kusoo dagi dona oo qayb kamida noqon dona muraayadaha indhaha ee aad aragtid waxaad u istcimaalin doonta boodhadhka iyo wax kasta oo inaad ogaatid aad u baahatid xitaa qofka aadan aqoon si fudud ayaad ku ogaanaysa
arimaha layaabka leh ee soo socda waa kuwa caqliga bini adamka ka wayn sidu ku rumaysta balse taa waxa yidhi waa dhab cilmi aqoonta ee kolba hindise hore loo arag laga gaadhayo kawran hadii sawirkii qofkaad haysatay xitaa aad u baahato inaad mar kale la share gareyso ama la wadaagto waxa la keenay cilmi keenaya adoo dibada ka dawanaya inaad dawato qofkii oo sidaad rabtay aad ula fadhida ula ciyaarayso ula soconayso
waxaadna qoog qudha xita isugu wada keenaya oo xafaladaha munaasabadaha waa wayn kuwada wadaagsaan ehelkaagi asxaabtadii qarabadaadi meel kasto dunida ay ka joogan
waxa soo socota hada facebooka ama tuwiterka ama goobaha dadku ku wadagan sheekada waxay noqon doonan kuwa sida lawado adoo halkaa fadhiya aad cumputerki dhaxgasho oo qofkii kaa joogay boqolkun oo kilo mitir aad u tagto
mustaqbelka isticmaalka gobahaasi waxay isu badali doonan meelo sidii adigo jooga meel kasto aad u baahato aad uga soo adeegan karto sida inaad suuq tagto wax ka iibsato noocaad rabtay wixii aad iibsatay iyagoo duulaya gurigaaga kuugu yimaadan oo aadan suginba wax ka badan 30 daqiiqo tani waa mid hadaba shaqadeedu bilaabantay
2020 waxay noqondonta mid cilmi aqooneed kani ka hawl galo jamacadaha xukuumada iyo dowladaha iskuulada suuqyada iyo adeegsiga goobaha caanka ah iyo waliba famliyada iyo saaxiibada

khabiir- isticmaalkani wuxuu marba marka ka danbaysa noqonaya mid usii gudba marxalad uu u muuqdo mid dhab noqnaya waxa wanaagsan ee hadana layaabka leh wuxuu yahay qof boqol kilo mitir ku nool ayaan wax wada wadaagi karna oo isku imaan karna qol kaliya dadkalaan u tagi karna waanu badali karna oo suuq iyo goobaha aan rabnaan tagi karna waxyaabo badan oo u muuqda inay noqonaya run ayaad ku arkaysa
arintani waxayse suaale is waydiin mudan ku noqonaysa nolosha isticmaalka caadiga ah maxa ku imaanka wada jooga nolosha runta ah

waxaan muran ku jirin inay noqon doonto duni wada jogta oo hadana kala mashquula duni qofka cid kugu xiga qofna uusan haleeli doonin duni ilowsiinaysa nolosha caadiga ah duuni socotay oo qofba dhankii kaligii ku busy yahay qosel hasaawe qoys saaxiibo aan run ahayn ag joogin oo misna uu noqon doono mid ka mida haduu waayana la,aantod wax badan ka si yahiin waa calam cajiiba casriga la talaabsatey ciyaar mood sheekada wa a caways cirka sare camiran yahay cidla ciirsi lawada calmaday

Cabdiqani xasan farah ( Gadari)

suxufigadari@gmail.com

 

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com