Daawo Obama Oo Laga Bixiyey $6 Oo Uu Kaga Casheeyey Maqaaxi Ku Taal Wadanka Vietnam

Waa sheeko aad u xiiso badan, in Madaxweynaha Doowlada dunida aan hada ku noolnahay ugu xooga badan uu ku casheeyo $6 islamarkaasina qarashkaas uu bixiyo Milkiilaha Hoteelkaas.

Madaxweyne Obama oo hada booqasho taariikhi ah ku jooga dalka Vietnam oo ay cadawtooyo soo jireen ah kala dhaxey martay Mareeykanka, ayaa waxaa lasoo bandhigay asigoo ka casheeynaya Maqaaxi  ku taal caasimada dalkaas ee Hanoi.

Cashada madaxweyne Obama ayaa noqotay $6, waxaana qarashkaas bixiyay Milkiilaha iska leh Maqaaxida.

 

 

 

4928 (1)4928maxresdefaultstream_img 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments