Daawo Qofki ugu horreeyay ee Iibsada iPhone 6 oo Tv Si Toos ah looga daawaday: iyo Isago noqday qof danyar ah ,naxdinti farxada oo dhulka uu uga dhacay markiiba

Ninki ugu horreeyay ee Iibsada Taleefanka casriga ah ee Cusub ee I Phone 6 ayaa si toos ah looga soo daayay Taleefashin, iyadoona ay daawanayeen kumanaan kun oo caalamka ku sugan.

Ninkan noqday qofki ugu horreeyay ee caalamka iibsada I Phone 6 ayaa ku nool magaalada Perth ee dalka Australiala, waxaana la sheegay inuu yahay qof danyar ah, iyadoona uu marki uu iibsaday taleefanka nasiib darro darteed uu dhulka uga dhacay, xilli kumanaan kun daawanayeen islamarkaana farxad darteed uu dhulka kusii daayay.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply