DAAWO QOSOLKA: Cabdi Goth Oo Si Adeg Ugu Jawaabay Xuseen Shire Ciyaar Jecel Oo Fasilaada Heestii Nolosha Cusub Ka Daba Qaatay

Waa sheeko xiisa badan cabdi goth oo ka Maquurtay  xiligi ay is horjoogen todobaad kii hore xuseen shire ciyaar jecel inuu si tosa isaga difaaaco ayaa markale durbaankiisi  caawa markuu  tagay fagaarihisi cidlada ahayd, ee uu ka alba alba lay jirey  dib u curiyay heesti nolasha cusub iyo jawaabti uu xuseen shire ka bixiyay

taaso  marku halkiisi soo fadhiistay  siwayn dagaal cidiyo ku dirira ka bilaabay majliskiisi cidlada ahaa ee hanjabadaha iyo gurxanka uu kaso diri jiray isago dib u bilaabay carcartankiisi iyo ismaqiiqdi  sabaaxada heesaha bal eeg jawaabta abdi goth  cawa iyo xuraankiisa  suugaaned.

 

abdiqani xasan gadari

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply