Ruwayadan magalo joog xumo waa mid dawashadeeda qoselku kaa dhamaanayo taaso marna aadan ka xiiso dhacaynin dawashadeeda qaabka lo matalay iyo sheekada xiisaha leh ee ku qarsoon wa mid soo jiidasho wacan sida haweenka loogu rido buufiska ama waxa lo yaqaan shakiga ee loogu abuuri karo hinaasaha iyo heerka arinku gaadho.

 

Waa sheeko dawashadeeda siwayn aan hubo inaadan ka dhargaynin murtida iyo maweelada sida tayada sare leh loo alifay faahfahinta sheekada ayaad kaga bogon donta hoos muqaalkan oo aad ku daawandontid qaybti 1aad waxaana iga xasuusina in qaybta 2aad insha alaah bari xiligan oo kale aad ka daawan doontiin

magloy

Abdiqani xasan Gadari

suxufigdari@gmail.com

KA DHIIBO FIKIRKAAGA