Daawade wali ma is waydiisay sababta ay diyaaradaha iyo noolaha kale ee duulaaba aanay u dul marin kabcada iyada oo ku taala meel ay duulimaadka diyaaraduhu ku badan yihiin jawabta su’aashaas waxaan ku bilaabaynaa in ay kabcadu tahay xudunta dhulkan aan ku noolnay seeskeedana ay dhiteen malaa igta illaahay qofkii ugu horeeyey ee ku xashaana waxa uu ahaa Nabi Aadam 

KA DHIIBO FIKIRKAAGA