Daawo Safari Station Waxay Ku Taalaa Australia Waa Magaalo Loo Eekaysiiyey Qaarada Afirka oo Kale

Goobtan oo ku taalada wadanka Australia waa good aad moodo markaad daawato in ay tahay xaafadka mid ah Afrika waxaa layskugu keenay wax kasta oo dadka afrikaan ka ahi ay dhaqan ahaan u leeyihiin,sida guryaha afrikaanka,baauurta,xayawaanka oo noockasta leh iyo waliba dhulka laftiisa oo aad moodo in aad dhex joogto Afirka 

Faalo Ka Dhiibo

comments