Daawo Sawiro Artiste Si La Yaab Leh Xus Ugu Sameeyay Bisad uu Lahaa Oo Ka Dhimatay

Artistahan oo lagu magacaabo Richard Saunder una dhashay dalka Inida, ayaa xus ama tacsi la yaab leh u sameeyay bisad uu aad u jeclaa oo ka dhimatay, taasoo lagu magacaabi jiray Tolly.

Artistahan ayaa Geedo cagaaran oo aad u waaweyn u ekeysiiyay bisadiisa  ka dhimatay, waxaana dhacdadaan si weyn maalmahan loogu baahinayay baraha ay bulshadu ku kulanto.

Sawirada uu Artitahan ka sameeyay bisadiisa uu jeclaa ee ka dhimatay, ayaa si aad ah usoo jiidatay Bulshada ku dhaqan dalka India.

 

mos-size-650-300-1_060116020905mos-size-650-300-2_060116020905mos-size-650-300-4_060116020905mos-size-650-300-5_060116020905mos-size-650-300-6_060116020905story-size_647_060116021101

Faalo Ka Dhiibo

comments