Daawo Shiikh Dirir Dadka Loo Baneeyay Inay Bisha Ramadaan Wax Cunaan

Casharkeena maanta ee bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa uu ku saabsanyey dadka ilaahay u baneeyey in ay bisha barakaysan ee ramadaan qaleeyaan ama wax cunaan waxaana casharkan idiinsoo dugbindoona sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Faalo Ka Dhiibo

comments